Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii Serbia vs Brazil?

(Moscow) 27 Juunyo 2018 Xulka qaranka Brazil ayaa iska xaadiriyay u soo bixida wareega 16-ka ee koobka adduunka kadib guul ay ka gaareen Serbia.

Brazil ayaa aad ugu baahnayd guul si ay u xaqiijiso hogaanka guruubka iyo u soo bixida wareega 16-ka ee koobka adduunka.

FIFA ayaa u dooratay Paulinho laacibkii ugu fiicnaa ciyaarta kadib qaab ciyaareed aad loo la dhacay oo uu soo bandhigay.

Laacibka ayaa dhaliyay goolkii Brazil ay ku qabatay hogaanka ciyaarta.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close