Yaa loo doortay laacibkii ugu fiicnaa kulankii barbaraha ku soo idlaaday ee Switzerland vs Costa Rica?

(Moscow) 27 Juunyo 2018 Xulalka Switzerland iyo Costa Rica ayaa ku kala baxay barbaro 2-2 ah, xili Switzerland ay u soo baxday wareega 16-ka.

Laacibka Bologna iyo xulka Switzerland ee Blerim Dzemaili ayaa loo doortay laacibkii ugu fiicnaa kulankii ku soo idlaaday barbaraha.

32 jirkaan ayaa goolka koowaad u dhaliyay xulkiisa Switzerland.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close