“Germany waxay u qalantay inay ka harto koobka aduunka 2018”….Joachim Low

(Russia) 27 Juunyo 2018. Macalinka xulka qaranka Germany Joachim Löw ayaa ka hadlay sida uu niyadjabsan yahay kadib markii ay ku hareen heerka group-yada koobka aduunka 2018.

Xulka qaranka Germany ayaa saddexdii kulan uu kasoo ciyaaray Group F wuxuu guul gaaray 1 kulan waxaana laga badiyay 2 kulan.

Joachim Löw ayaa kulanka kadib u sheegay website-ka rasmiga ah ee FIFA sida uu kaga niyad jabsan yahay xaalada xulka qaranka Germany.

“Waqtigan xaadirka ah, way adag tahay in la sheego sababta aan kaga harnay koobka aduunka”.

“Waa niyad jab mana u qalmin inaan ku guuleysano Koobka Aduunka mar labaad, mana u qalmin inaan u gudubno wareega xiga”.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close