Day: June 27, 2018
-
Aasiya
Manchester City oo kusii dhawaaneysa inay dhameystirto heshiiska Jorginho
(Man City) 27 Juunyo 2018. Manchester City ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo saxiixeeda ugu horeeya ee suuqa xagaaga waqti kasta,…
Read More » -
Uncategorized1
Joachim Low oo ka warbixiyay go’aankiisa kaga aadan inuu iska casilayo shaqada tababarka ee xulka Germany
(Moscow) 27 Juunyo 2018. Joachim Löw ayaa iska diiday inuu ku dag dago go’aaminta mustaqbalkiisa shaqada tababarka ee xulka qaranka Germany,kadib…
Read More » -
Ameerika
Yeey ku kala aadeen xulalka Brazil iyo Switzerland? (Goorma ayeeyse ciyaarayaan)
(Moscow) 27 Juunyo 2018 Xulalka Switzerland iyo Brazil ayaa u soo gudbay wareega 16-ka kadib markii ay ku soo kala baxeen…
Read More » -
Wararka
Yaa loo doortay laacibkii ugu fiicnaa kulankii barbaraha ku soo idlaaday ee Switzerland vs Costa Rica?
(Moscow) 27 Juunyo 2018 Xulalka Switzerland iyo Costa Rica ayaa ku kala baxay barbaro 2-2 ah, xili Switzerland ay u soo…
Read More » -
Ameerika
Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii Serbia vs Brazil?
(Moscow) 27 Juunyo 2018 Xulka qaranka Brazil ayaa iska xaadiriyay u soo bixida wareega 16-ka ee koobka adduunka kadib guul ay…
Read More » -
Wararka
Brazil oo kaalinta koowaad kaga soo baxday Group E, halka Switzerland ay xaqiijisay booska labaad
(Russia) 27 Juunyo 2018. Kulanka oo ahaa Mid aad u xiiso badan ayaa waxaa uu u dhaxeeyay xulalka Serbia iyo…
Read More » -
Ameerika
Dhaawaca Marcelo oo war laga soo saaray (Waa sidee xaaladiisa)
(Moscow) 27 Juunyo 2018 Daafaca xulka qaranka Brazil ee Marcelo ayaa laga saaray garoonka isaga oo Oynaya kadib dhaawac ka soo…
Read More » -
Champ' League
RASMI: AC.Milan oo laga ganaaxay koobabka yurub muddo dhan 2-sano!
(Milan) 27 Juunyo 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa ganaax culus ku riday kooxda AC.Milan ee dalka talyaaniga. UEFA…
Read More » -
England
Tababaraha xulka Belgium oo xaqiijiyay in Romelu Lukaku uu seegayo kulanka England
(Moscow) 27 Juunyo 2018 Xulka qaranka Belgium ayaa la ciyaaraya habeen dambe dhigiisa England oo labaduba ay waqti hore xaqiijiyeen u…
Read More » -
Uncategorized1
“Germany waxay u qalantay inay ka harto koobka aduunka 2018”….Joachim Low
(Russia) 27 Juunyo 2018. Macalinka xulka qaranka Germany Joachim Löw ayaa ka hadlay sida uu niyadjabsan yahay kadib markii ay ku…
Read More »