Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii Nigeria vs Argentina?

(Moscow) 26 Juunyo 2018 Xulka Argentina ayaa guul taariikhi ah ka gaaray dhigiisa Nigeria, waxayna uga adkaadeeen 2-1.

FIFA ayaa u dooratay Messi xiddigii ugu fiicnaa kulankii Nigeria iyo Argentina kadib markii uu gool u dhaliyay xulkiisa.

Messi ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed fiican, wuxuuna dhaliyay gool, birta ayaa sidoo kale ka badbaadisay kubadd qurxoon oo uu dhalin karay.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close