Yaa loo doortay laacibkii ugu fiicnaa kulankii Croatia vs Iceland?

(Moscow) 26 Juunyo 2018 Xulka qaranka Croatia ayaa guul ka gaaray Iceland, waxayna wada badiyeen dhamaan kulamadii wareega guruubyada.

Croatia ayaa hogaaminaysa guruub D, waxaana booska labaad ku soo baxay xulka qaranka Argentina oo si la yaab leh uga soo adkaaday Nigeria.

FIFA ayaa u dooratay Milan Badelj laacibkii ugu fiicnaa kulankii Croatia iyo Iceland, isaga ayaana hogaanka u dhiibay xulkiisa.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close