Thomas Müller oo kalsooni weyn ka muujiyo inay u gudbi doonaan wareega xiga ee koobka aduunka 2018

(World Cup) 26 Juunyo 2018. Thomas Müller ayaa sheegay in xulkiisa uu doonayo inay guul ka gaaraan South Korea kulanka ay Arbacada wada ciyaari doonaan.

Xidiga xulka qaranka Germany ayaa wuxuu kasoo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka South Korea wuxuuna ka hadlay kulanka bari.

“Waxaan soo galnay jawiga tartanka, waxaan guuleysan doonaa kulanka South Korea”.

“Waxaan sameyn doonnaa sida ugu fiican ee aan ugu guuleysan karno South Korea, si aan u soo bandhigno wax walba sababa la xiriira dalkeena”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close