Paris-St Germain oo fariin u dirtay Javier Pastore kadib markii uu ku biiray kooxda Roma

(PSG) 26 Juunyo 2018. Paris-St Germain ayaa Talaadada maanta ku dhawaaqday inuu ka tagay xidigeeda  khadka dhexe ee reer Argentine Javier Pastore kadib markii uu ku biiray kooxda reer talyaani ee Roma.

Kooxda reer France ayaa war rasmi ah ay kasoo saartay bixitaanka Javier Pastore ku sheegtay.

“Javier Pastore wuxuu kaga biiray kooxda Paris-St Germain dhigeeda Roma”.

“Kooxda waxay kaga mahad celineysaa sida uu kaga qeyb qaatay mashruuca kooxda PSG tan iyo 2011 gudaha garoonka iyo banaankiisa”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close