Maradona oo Niiko ku la camirtay Gabar Nigerian ah gudaha garoonka (SAWIRRO + MUUQAAL)

(Moscow) 26 Juunyo 2018 Halyeeyga reer Argentina ee Diego Maradona ayaa niiko la camirtay gabar Nigerian ah ka hor intii aysan bilaaban ciyaarta.

Gabar u dhalatay Nigeria ayaa ugu timid Maradona halkii uu ka daawanayay ciyaarta, wuxuuna bilaabay inuu qoob ka ciyaar la sameeyo.

Maradona ayaa caawa si wayn u taageeraya xulkiisa si uu ugu soo baxo wareega 16-ka, waxaana xusid mudan in Argentina ay haatan 1-0 ku hogaaminayso ciyaarta.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close