France vs Argentina, Croatia vs Denmark (Goorma ayaa la ciyaarayaa kulamadaan?)

(Moscow) 26 Juunyo 2018 Waxaa maanta la ciyaaray guruub C iyo guruub D, waxaana soo baxay xulalka kala ah France, Denmark, Croatia iyo Argentina.

Xulka qaranka France oo ku soo baxay hogaanka guruub C ayaa la ciyaaraya xulka qaranka Argentina oo ku soo baxay booska labaad ee guruub D.

Xulka qaranka Croatia oo ku soo baxay hogaanka guruub D ayaa la ciyaaraya xulka qaranka Denmark oo ku soo baxay booska labaad ee guruub C.

Kulanka u dhexeeya France vs Argentina ayaa la ciyaarayaa sabtiga 5-ta galabnimo, halka kulanka kale ee Croatia vs Denmark la ciyaarayo axada 9-ka fiidnimo.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close