Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii barbaraha ku soo idlaaday ee Spain iyo Morocco?

(Moscow) 25 Juunyo 2018 Xulalka Spain iyo Morocco ayaa barbaro ku kala baxay kulan aad xiiso u lahaa oo ay wada ciyaareen caawa.

Spain ayaa ku dhamaysatay hogaanka guruub B kadib markii sidoo kale barbaro lagu celiyay xulka qaranka Portugal oo ku soo baxay booska labaad.

Kubadd abuuraha xulka Spain iyo Real Madrid ee Isco ayaa loo doortay xiddigii ugu fiicnaa kulankii Spain iyo Morocco.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close