Yaa loo doortay laacibkii ugu fiicnaa kulankii barbaraha ku soo idlaaday ee Iran iyo Portugal?

(Moscow) 25 Juunyo 2018 Xulalka Iran iyo Portugal ayaa barbaro ku kala baxay kulan xul walba uu u dagaalamayay u soo bixida wareega 16-ka ee koobka adduunka.

Portugal ayaa gool la hormartay dhamaadka qaybtii hore, halka Iran ay gool ku laad ku barbaraysay dhamaadka qaybtii labaad.

Dhaliyihii goolka koowaad ee xulka Portugal Ricardo Quaresma ayaa loo caleemo saaray laacibkii ugu fiicnaa kulankaas.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close