Shaxda rasmiga ah ee Egypt vs Saudi Arabia (Salah oo hogaaminaya xulkiisa)

(Moscow) 25 Juunyo 2018 Xulalka Sucuudi carabiya iyo Masar ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka ay isaga hor imaanayaan goor dhaw.

Labada xulba xili hore ayaa la xaqiijiyay inay isaga hareen koobka adduunka, balse waxay ciyaarayaan kulan sharafeed.

Masar iyo Sucuudiga ayaa raadinaya inay helaan guul taariikhda u gasha.

Shaxda Egypt vs Saudi Arabia:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close