Yaa loo doortay xiddigii garoonka kulankii barbaraha ku soo idlaaday ee Japan vs Senegal?

(Moscow) 24 Juunyo 2018 Xulalka Japan iyo Senegal ayaa ku kala baxay barbaro 2-2 ah kadib kulan aad u adag oo dhex maray labada xul.

Labada xul ayaana haatan wada leh min 4-dhibic, waxaana la sugayaa natiijada kulanka Poland iyo Colombia oo goor dhaw bilaabanaysa.

Sadio Mane oo goolka koowaad u dhaliyay xulkiisa Senegal ayaa loo doortay xiddigii ugu fiicnaa kulankii ay barbaraha la galeen Japan.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close