Messi oo xaflada dhalashadiisa ku dhex dhigtay xerada tababarka Argentina ka hor kulanka Nigeria +SAWIRRO

(Moscow) 24 Juunyo 2018 Kabtanka xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa maanta u dabaal dagay dhalashadiisa 31-aad.

Laacibku xaflad gaar ah ma dhigan, balse wuxuu ku kaaftoomay kaliya inuu dhalasho yar la samaysto asxaabtiisa xulka qaranka.

Ciyaartoyda xulka Argentina ayaa u diyaar garoobaya kulan loogu magac daray “Nolol ama geeri” oo ay talaadada la ciyaarayaan Nigeria.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close