Shaxda rasmiga ah ee Germany vs Sweden (Ozil iyo xarfaan kale oo keydka la fariisiyay)

(Moscow) 23 Juunyo 2018 Xulalka Germany iyo Sweden ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo gali doona goor dhaw.

Tababare Joachim Low ayaa keydka u dhaadhiciyay Mesut Ozil kaas oo qaab ciyaareed liita soo bandhigay kulankii Mexico.

Sidoo kale tababare Low ayaa keydka u dhaadhciyay xiddiga kooxda Juventus ee Sami Khedira oo isna ku soo bilowday kulankii Mexico.

Marco Reus ayaa lagu sharfay inuu buuxiyo booska Mesut Ozil.

Shaxda Germany vs Sweden:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close