Day: June 22, 2018
-
England
“Waxaan ku guuleestay Premier League balse gabadheyda yar waxay ku heestay Magaca Salah”… Raheem Sterling
(Man City) 22 Juunyo 2018. Raheem Sterling ayaa sheegay inuu ku farasan yahay in Man City uu kula guuleysto horyaalka Premier…
Read More » -
Uncategorized1
“Xulka qaranka Brazil marna ma quuso”… Marcelo
(World Cup) 22 Juunyo 2018. Marcelo ayaa wuxuu xaqiijiyay in xulka qaranka Brazil uusan wax walwal ah ka qabin inta uu…
Read More » -
Spain
RASMI: Real Madrid oo ku dhawaaqday saxiixa goolhaayaheeda cusub Andriy Lunin
(Real Madrid) 22 Juunyo 2018. Real Madrid ayaa maanta oo Jimco ah ku shaacisay shabakadeeda rasmiga ah saxiixa goolhaayaheeda cusub ee…
Read More » -
Uncategorized1
Diego Simeone oo weerar ku qaaday Sampaoli isagoo dhinaca kale kala doortay kan wanaagsan Messi iyo Ronaldo
(World Cup) 22 Juunyo 2018. Diego Simeone ayaa door biday kabtanka xulka qraanka Portugal Cristiano Ronaldo wiilka ay isku dalka kasoo…
Read More » -
Uncategorized1
Neymar Jr oo ka warbixiyay sababtii uu u ooyay kadib kulankii Costa Rica.
(World Cup) 22 Juunyo 2018.Xiddiga reer Brazil Neymar Jrr ayaa shaaca ka qaaday sirta ka dambeysa oohintiisa kadib kulankii Brazil…
Read More » -
Wararka
Wax ka ogoow Sida uu Xulka Argentina Ugu Soo Bixi Karo Groupka D, kadib guuldaradii Croatia?
(World Cup) 22 Juunyo 2018. Croatia ayaa xaqiijisay in ay gareen wareega 16 markii ay ku raaxeyteen xulka Argentina cayaar ku…
Read More » -
England
Chelsea oo diyaar u ah inay bixiso qiimaha lagu kansali karo heshiiska Kostas Manolas ee kooxda Roma
(Chelsea) 22 Juunyo 2018. Warar saxaafadeed ayaa waxay shaaca ka qaadeen in Chelsea ay ogolaatay codsiyada kooxda Roma ay kaga dooneyso…
Read More » -
Uncategorized1
RASMI: Mats Hummels oo seegaya kulanka Germany iyo Sweden
(World Cup) 22 Juunyo 2018. Macalinka xulka qaranka Germany Joachim Low ayaa ku dhawaaqay in Mats Hummels uu seegayo kulanka bari…
Read More » -
Afrika
Ahmed Musa oo ku guulaystay abaal marinta xiddiga garoonka kulankii Iceland
(Moscow) 22 Juunyo 2018 Weerar yahanka xulka Nigeria iyo kooxda Leicester City ee Ahmed Musa ayaa ku guulaystay xiddiga garoonka kulankii Iceland.…
Read More » -
Wararka
Álvaro Arbeloa oo ku jees jeesay Lionel Messi kadib guuldaradii Croatia
(World Cup) 22 Juunyo 2018. Álvaro Arbeloa ayaa bartiisa Twitter-ka wuxuu kaga careesiiyay jamaahiirta Barcelona iyo kuwa Argantina, kadib markii uu…
Read More »