Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii caawa lagu dubtay xulka Argentina?

(Moscow) 21 Juunyo 2018 Xulka qaranka Croatia ayaa caawa iska xaadiriyay wareega 16-ka ee koobka adduunka kadib guul 3-0 ah oo uu ka gaaray xulka Argentina.

Xulka uu hogaamiyo Messi ayaa haysta fursad aad u yar oo ay ugu soo bixi karaan wareega 16-ka, laakiin 90% sida muuqata waa ay ka hareen koobka.

Kabtanka xulka Croatia ee Luka Modric oo dhaliyay mid kamid ah 3-da gool ee xulkiisa ayaa loo doortay laacibkii ugu fiicnaa ciyaarta.

Luka Modric ayaa kubadd gantaal ahayd ka dhaliyay xulka Argentina xili ay ku dadaalayeen inay soo barbaeeyaan goolka hore.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close