Shaxda rasmiga ah ee Denmark vs Australia

(Moscow) 21 Juunyo 2018 Xulalka Denmark iyo Australia ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka saacad kadib ay fooda isku dari doonaan.

Denmark ayaa guul u baahan si ugu yaraan ay hal lug ula sii gasho wareega 16-ka ee koobka adduunka kadib guushii ay kulankii hore ka soo gaareen Peru.

Australia oo guul daro ay ka soo gaartay kulankii hore xulka France ayaa dhankeeda ku dadaalaysa sidii ay guul u gaari lahayd.

Shaxda Denmark vs Australia:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close