Real Madrid oo qeyb kasoo noqotay kooxaha doonaya adeega weeraryahanka xulka qarnaka Mexico Hirving Lozano

(Real Madrid) 21 Juunyo 2018. Real Madrid ayaa qey kasoo noqotay raacdada loogu jiro saxiixa weeraryahanka xulk qaranka Mexico Lozano, si uu u noqdo badalka xidigaha Karim Benzema ama Gareth Bale midkood.

Real madrid ayaa dooneysa inay iska fasaxdo Benzema iyo Gareth Bale hadii ay ku hesho qiimo macquul ah suuqan xagaaga.

Wargeyska “Record” ayaa wuxuu sheegay in Real Madrid ay qeyb kasoo noqotay raacdada looga jiro Lozano.

Laacibka xulka qaranka Mexico ayaa kaga qiimeysan suuqa kala iibsiga aduun lacageed dhan 35 million euros, waana qiimo ku haboon ay ku iibsan karaan kooxaha waaweyn ee yurub.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close