Maradona oo taageero buuxda u muujiyay Lionel Messi kulanka Croatia +SAWIRRO

(Moscow) 21 Juunyo 2018 Halyeeyga reer Argentina ee Diego Maradona ayaa si buuxda taageere ugu muujiyay Messi ka hor intii aysan bilaaban ciyaarta.

Maradona ayaa soo qaatay funaanada xulka Argentina uu ku ciyaarayo ciyaarta oo lagu soo qoray magaca Messi iyo lambarkiisa si wayn ayuuna ugu dabaal dagay funaanada Leo ka hor ciyaarta.

Halyeeygaan ayaa u soo muujiyay xulkiisa iyo kabtan Messi inuu si buuxda u garab taagan yahay si xulku uu guul uga gaaro xulka qaranka Croatia.

Xaalada xulka Argentina ayaa sii xumaanaysa haddii caawa laga adkaado ama xitaa barbaro lagu celiyo.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close