Day: June 21, 2018
-
Wararka
Diego Armando oo galay xaalad aan wanaaganeen kadib guuldaradii kasoo gaartay Argntina Xulka qaranka Croatia
(Russia) 21 Juunyo 2018. Halyayga xulka qaranka Argantina Diego Armando Maradona ayaa galay xaalad murugo wuuu bixiyay dareen murugo leh. Armando…
Read More » -
Spain
Sergio Ramos oo markale kaga careesiiyay jamaahiirta caalamka dhaawacii uu u geestay Mohamed Salah
(Real Madrid) 21 Juunyo 2018. Wargeyska “Metro’ ee dalka England ayaa wuxuu sheegay in kabtanka xulka qaranka Spain iyo kooxda Real…
Read More » -
Wararka
Real Madrid oo qeyb kasoo noqotay kooxaha doonaya adeega weeraryahanka xulka qarnaka Mexico Hirving Lozano
(Real Madrid) 21 Juunyo 2018. Real Madrid ayaa qey kasoo noqotay raacdada loogu jiro saxiixa weeraryahanka xulk qaranka Mexico Lozano, si…
Read More » -
Wararka
Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii caawa lagu dubtay xulka Argentina?
(Moscow) 21 Juunyo 2018 Xulka qaranka Croatia ayaa caawa iska xaadiriyay wareega 16-ka ee koobka adduunka kadib guul 3-0 ah oo…
Read More » -
Wararka
Croatia oo God Dheer ku Riday Rajada Argentina ee Koobka Adduunka iyagoona Bahdilyay Kulankii ay isaga hor yimaadeen Group D
( Russia ) 21 Juunyo 2018. Croatia ayaa xaqiijisay in ay gareen wareega 16 markii ay ku raaxeyteen xulka Argentina…
Read More » -
Ameerika
DAAWO Sawiradii laga qabtay goolhaye Willy Caballero kadib goolkii uu isku salaxay
(Moscow) 21 Juunyo 2018 Goolhayaha kooxda Chelsea ee Willy Caballero ayaa niyad jabiyay shacabka reer Argentina kadib markii uu isku salaxay gool.…
Read More » -
Uncategorized1
“Waxaan ku tiirsanaan doonaa Cristiano Ronaldo sababtoo ah waa kan ugu fiican’… Cédric Soares
(Russia) 21 Juunyo 2018. Difaaca reer Portugal iyo Southampton Cédric Soares ayaa wuxuu xaqiijiyay in xulkiisa qaeanka uu si weyn ugu…
Read More » -
Ameerika
Maradona oo taageero buuxda u muujiyay Lionel Messi kulanka Croatia +SAWIRRO
(Moscow) 21 Juunyo 2018 Halyeeyga reer Argentina ee Diego Maradona ayaa si buuxda taageere ugu muujiyay Messi ka hor intii aysan…
Read More » -
Ameerika
Xiddigii casaanka ka qaatay Colombia oo dil loogu hanjabay iyo Booliiska oo baaraya!
(Colombia) 21 Juunyo 2018 Booliiska dalka Colombia ayaa baaraya hanjabaad dil ah oo la soo gaarsiiyay xiddigii casaanka ka qaatay xulka…
Read More » -
Wararka
David Beckham oo saadaaliyay labada xul qaran ee gaari doonta finalka koobka aduunka 2018
(Russia) 21 Juunyo 2018. Halyayga xulka qaranka England David Beckham ayaa u sharaxay xulkiisa qaranka saddexda libaax inay gari doonaan finalka…
Read More »