Roosihii ugu Horeyay Koobka adduunka oo lagu Bixiyay Cayaarta dhexmareysa Colombia iyo Japan

( Russia ) 19 Juunyo 2018. wax ka yar shan daqiiqo ayay ku qaadatay in la bixiyo roosihii u horeyay ee koobka adduunka 2018.

cayaarta u dhaxeysa xulalka Colombia iyo japan oo ah kulanka 12-aad ee cayaaraha ka soconaya dalka Russia ayaa noqday kan lagu bixiyay calaamada casaanka markii uu kubbadd gacanta ku taabtay laacibka Carlos Sanchez oo hore Premier League u cayaaray kooxda Aston villa.

wuxuuna casaankan noqday kii ugu horeyay ee la bixiyay tartanka iyadoo garsooreah reer Slovenia ee Damir Skomina oo noqday garsoorii bixiyay calamadaa.

cayaarta waxa hadda hogaanka u heysta kooxda Japan waana 1-0 markii ay ka faa’idesteen gool kulaadka loo dhigay waxaana u dhaliyay gool xiddigii hore ee Manchester united Shinji Kagawa.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close