Day: June 19, 2018
-
Wararka
Cesc Fàbregas oo ku jees jeesay saaxiibkiis Thibaut Courtois kadib kulankii Panama ee koobka aduunka 2018
(Russia) 19 Juunyo 2018. Xidiga khadka dhexe reer Spain iyo kooxda Chelea Cesc Fàbregas ayaa ku jees jeesay saaxiibkiisa reer Belgium…
Read More » -
England
DEG DEG: Jack Wilshere oo si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu isaga tagayo Arsenal
(London) 19 Juunyo 2018 Jack Wilshere ayaa qaatay go’aan adag, wuxuuna si rasmi ah u shaaciyay inuu isaga tagayo kooxdiisa Arsenal.…
Read More » -
Wararka
Maxaa Laga Bartay kulankii ay Russia ka Adkaatay Egypt oo Gabi ahaanba Tartanka isaga hartay
( Russia ) 19 Juunyo 2018. Russia ayaa usoo baxday wareega bug baxda ee koobka adduunkamarkii ay garaaceen xulka Egypt…
Read More » -
Wararka
Yaa loo doortay xiddigii garoonka kulankii Russia vs Masar?
(Moscow) 19 Juunyo 2018 Xulka qaranka Russia ayaa guul muhiim ah ka gaaray caawa xulka qaranka Masar, waxayna ugu awood sheegteen…
Read More » -
Wararka
Macalinka xulka qaranka Morocco Hervé Renard: “Waxaan isku dayi doonaa inaan xakameyno Cristiano Ronaldo”
(World Cup) 19 Juunyo 2018. Macalinka reer France ee xulka qaranka Morocco Hervé Renard ayaa xaqiijiyay in wiilashiisa ay iksu dayi…
Read More » -
Wararka
Russia oo usoo baxday Wareega Bug baxda ee Koobka adduunka iyadoo Tartanka ka Reebay Xulka Egypt+SAWIRRO
( Russia ) 19 Juunyo 2018. Xulka Martigalinaya koobka adduunka ayaa gaaray wareega bug baxda kamid markii ay si sahlan…
Read More » -
England
Unai Emery oo ka hadlay saxiixa goolhaye Bernd Leno
(London) 19 Juunyo 2018 Tababaraha kooxda Arsenal ee Unai Emery ayaa ka hadlay saxiixa goolhaye Bernd Leno kaas oo goor dhaw la…
Read More » -
Germany
Marco Reus oo sheegay sababtii uusan ugu soo bilaaban kulankii Mexico
(Moscow) 19 Juunyo 2018 Xiddiga xulka Germany ee Marco Reus ayaa ka hadlay sababtii uusan ugu soo bilaaban kulankii Mexico. Marco Reus…
Read More » -
Uncategorized1
Halyayga xulka qaranka Germany Stefan Effenberg oo ka dalbaday Joachim Low inuusan safin Mesut Ozil
(World Cup) 19 Juunyo 2018. Halyayga xulka qaranka Germany Stefan Effenberg ayaa ka codsday macalinka xulka Germany Joachim Low inuusan safin…
Read More » -
England
RASMI: Arsenal oo dhamaystirtay saxiixa goolhaye Bernd Leno (MUUQAAL)
(London) 19 Juunyo 2018 Arsenal ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday goor dhaw inay dhamaystirtay saxiixa goolhayihii kooxda Bayer Leverkusen ee Bernd…
Read More »