Day: June 17, 2018
-
Wararka
Yaa noqday xidigii ugu fiicnaa garoonka kulankii dhex maray xulalka Brazil iyo Switzerland?
(Russia) 17 Juunyo 2018.Philippe Coutinho ayaa loo magacaabay xidigii ugu fiicnaa garoonka kulankii dhex maray xulalka Brazil iyo Switzerland ee…
Read More » -
Uncategorized1
José Mourinho oo ka hadlay rigoodhadii uu Lionel Messi ka qasaariyay xulka qaranka Argantina
(Russia) 17 Juunyo 2018. Macalinka kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay rigoodhadii uu ku guuldareestay Messi inuu dhaliyo…
Read More » -
Spain
Antoine Griezmann oo ka jawaab celiyay eedeymo loo soo jeediyay dhawaanahan
(Atlético ) 17 Juunyo 2018. Weeraryahanka xulka qaranka France Antoine Griezmann ayaa wuxuu ka jawaab celiyay eedeymaha loo soo jeediyay dhawaanahan,…
Read More » -
Wararka
Xulka Brazil oo Barbaro la Galay Switzerland kulankooda Furitaanka Cayaaraha Adduunka
( Russia ) 17 Juunyo 2018. Brazil iyo Switzerland ayaa cayaartooda furitaanka koobka adduunka ku dhameystay barbaro 1-1. Qeybta hore…
Read More » -
Wararka
El Clásico: Real Madrid oo ku garaacday Barcelona ilaa iyo haatan gool dhalinta koobka aduunka 2018
(Moscow) 17 Juunyo 2018. Philippe Coutinho ayaa u suura gashay in uu xulkiisa qaranka Brazil u dhaliyo goolkooda ugu horeeya ee…
Read More » -
Wararka
“Rakic, Modrić iyo Kovačić waxay iga caawin doonaan sida aan ku joojin lahaa Lionel Messi”… Zlatko Dalić
(Moscow) 17 Juunyo 2018. Macalinka xulka qaranka Croatia Zlatko Dalić ayaa wuxuu sheegay in Ivan Rakitić uu kala tashan doono sida…
Read More » -
Uncategorized1
Goolka Philippe Coutinho uu ka dhaliyay Switzerland rikoodh noocee ah ayuu ka sameeyay koobka aduunka?
(Moscow) 17 Juunyo 2018. Philippe Coutinho ayaa u suura gashay in uu xulkiisa qaranka Brazil u dhaliyo goolkooda ugu horeeya ee…
Read More » -
Uncategorized1
Oliver Kahn: “Waa inaan faraxsanaanaa, sababtoo ah….”
(Moscow) 17 Juunyo 2018. Halyayha reer Germany Oliver Kahn ayaa wuxuu sheegay in ay muhiim tahay in ay ku farxaan guuldarada…
Read More » -
Germany
Taariikhda oo sheegaysa in xulka Germany uu ku hari doono wareega guruubyada (Aqri waxa ay qorayso Taariikhda)
(Moscow) 17 Juunyo 2018 Taageerayaasha xulka qaranka Germany ayaa wajahaya cabsi ku aadan taariikhda oo qoraysa in xulku uu ku harayo…
Read More » -
Uncategorized1
Muxuu ka yiri macalinka xulka qaranka Germany Joachim Low guuldaradii kasoo gaartay Mexico?
(Russia) 17 Juunyo 2018. Macalinka xulka qaranka Germany Joachim Low ayaa ka hadlay guuldaradii kasoo gaartay xulka Mexico kulankii ay kaga…
Read More »