Shaxda rasmiga ah ee kulanka France vs Australia (Deschamps oo ku soo galay weerar halis ah)

(Moscow) 16 Juunyo 2018 Xulalka France iyo Australia ayaa soo saaray shaxda rasmiga ah ee ay ku ciyaarayaan kulanka goor dhaw ay fooda isku dari doonaan.

Tababare Didier Deschamps ayaa ku soo galay weerar mudan in laga cabsado oo ka kooban, Mbappe, Griezmann iyo Dembele.

Pogba ayaa wali haysta booskiisii xulka France inkasta oo maalmihii u danbeeyay la soo jeedinayay in keyd la galiyo xiddiga Manchester United.

Shaxda France vs Australia:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close