Shaxda rasmiga ah ee kulanka Croatia vs Nigeria (Xiddig muhiim ah oo keydka looga soo tagay)

(Moscow) 16 Juunyo 2018 Xulalka Croatia iyo Nigeria ayaa soo saaray shaxdooda ku aadan kulanka ay goor dhaw ciyaarayaan.

Tababaraha xulka qaranka Croatia ayaa keydka uga soo tagay xiddiga Real Madrid ee Mateo Kovacic, balse kabtan Modric ayaa xaadir ah.

Dhanka Nigera, Obi Mikel, Moses iyo Iwobi ayaa dhamaantood ku so wada bilowday ciyaarta.

Shaxda Croatia vs Nigeria:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close