DAAWO: Goolku laadkii uu khasaariyay Messi +SAWIRRO

(Moscow) 16 Juunyo 2018 Lionel Messi ayaa xulkiisa ka khasaariyay fursad fiican oo ay ku qaban kareen hogaanka ciyaarta.

64-daqiiqo ayaa gool ku laad aan muran ku jirin loo dhigay xulka qaranka Argentina laakiin goolhayaha Iceland ayaa iska tufay kubaddii uu soo laaday Messi.

Leo ayaana aad uga niyad jabay kubaddii muhiimka u ahayd xulkiisa ee uu khasaariyay, waxaana xusid mudan in ciyaartu ay wali tahay 1-1.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close