Day: June 16, 2018
-
Wararka
Croatia oo guul Muhiim ah ka Gaartay Nigeria kulankooda Furitaanka Koobka Adduunka
( Russia ) 16 Juunyo 2018. Kabtanka Croatia iyo Kooxda Real Madrid Luka Modric ayaa guul ku hogaamiyay qarankii markii…
Read More » -
Soomaaliya
Madaxweynaha Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFA oo Booqasho Taariikhi ah ku imaan Doona Dalka
( Muqdishu ) 16 Juunyo 2018. Dhawaan Russia waxaa ku kulmay Madaxweynaha Xirrika kubbada cagta Somaliya Cabdi qani Saciid Carab…
Read More » -
Wararka
Zanetti oo kalsooni ka muujiyay awooda ciyaareed ee xidigaha xulka Argantina kadib barbarihii ay la galeen Iceland
(Argantin) 16 Juunyo 2018. Halyayga xulka qaranka Argantina Javier Zanetti ayaa wuxuu kalsooni xoogan ka muujiyay awooda xulka Tango iyo qaab…
Read More » -
Uncategorized1
Jordi Alba oo ku cambaareeyay David de Gea kadib goolkii labaad uu ka dhaliyay Cristiano Ronaldo kulankii Portugal
(Spain) 16 Juunyo 2018. Difaaca garabka bixid xulka qaranka Spain iyo kooxda Barcelona Jordi Alba ayaa ku cambaareeyay xidiga ay isku…
Read More » -
Uncategorized1
Julian Draxler oo kaga digay saaxiibadiis halista kulanka Mexico
(Germany) 16 Juunyo 2018. Xidiga xulka qaranka Germany Julian Draxler ayaa wuxuu kaga digay saaxiibadiis xulka qaranka halista kaga imaan karta…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Yuhuuda oo sheegatay masuuliyada gool ku laadkii uu khasaariyay Lionel Messi!!
(Moscow) 16 Juunyo 2018 Messi ayaa galabta ka khasaariyay gool ku laad xulkiisa Argentina kulan ay la ciyaarayeen xulka qaranka Iceland.…
Read More » -
Uncategorized1
“Waxaan u nimid Russia si aan guul u gaarno, isla markaana aan rikoodho u sameyno”.. Marcelo
(Brazil) 16 Juunyo 2018. Difaaca xulka qaranka Brazil Marcelo ayaa wuxuu xaqiijiyay in xulka seleção uu diyaar buuxa u yahay kulanka…
Read More » -
Afrika
Mohamed Salah oo ku soo bilaabanaya kulanka Ruushka (Muxuu u ciyaari waayay kulankii Uruguay?)
(Moscow) 16 Juunyo 2018 Xiriirka kubadda cagta dalka Masar ee EFA ayaa ka hadlay xaalada kabtan Mohamed Salah ee ka hor …
Read More » -
Ameerika
Muxuu ka yiri Messi barbarihii ay la galeen xulka Iceland iyo rigooradii uu khasaariyay?
(Moscow) 16 Juunyo 2018 Kabtanka xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa ka hadlay barbarihii xulkiisu uu la galay galabta xulka…
Read More » -
Uncategorized1
Lothar Matthaus oo ka digay halista ka imaan karta kulanka Mexico ee koobka aduunka 2018
(Russia) 16 Juunyo 2018. Kabtankii hore xulka qaranka Germany Lothar Matthaus ayaa wuxuu farxad xoogan ka muujiyay inuu ku sugnaado caasimada…
Read More »