Cristiano Ronaldo oo laba rikoodh cajiib ah ka sameeyay kulanka Spain ee koobka aduunka 2018

(Russia) 15 Juunyo 2018. Xidiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa sameeyay laba rikoodh cajiib ah goolka koowaad uu kaga dhaliyay xulka qaranka Spain kulankii ay kaga daah furteen koobka aduunka 2018.

Cristiano Ronaldo ayaa gaaray shabaqa Spain kadib 4 daqiiqo marka ay ciyaarta soocotay, kaasoo ahaa rigoodhe.

Rnaldo ayaa wuxuu sidaas ku noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay taariikhda ee goolal ka dhaliya 8 tartan caalami ah ee xiriir ah ee kala ah tartamada koobka aduunka,  Euro iyo Confederations Cup.

Cristiano ayaa sidoo kale noqotay ciyaaryahankii afaraad ee gool ka dhaliya afar jeer oo isku xigta Koobka Adduunka, wuxuuna sidaas kusoo barbareeyay halyeeyada Pele, Miroslav Klose iyo Uwe Seeler.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close