Kulamada Premier League ee Manchester United ee xiliciyaareedka 2018-2019 oo dhamaystiran

(Manchester) 14 Juunyo 2018 Manchester United oo ku dhamaysatay booska 2-aad ee jadwalka kala saraynta Premier League xiliciyaareedkii dhamaaday ayaa la soo saaray jadwalkeeda xiliciyaareedka cusub.

Kooxda tababare Jose Mourinho ayaa kulankeeda ugu horeeya ee xiliciyaareedka 2018-2019 garoonkeeda ku marti qaadaysa kooxda Leicester City.

Si lamid ah sida ay garoonkeeda ugu bilaabatay xiliciyaareedka cusub ayeey ku soo afjaraysaa kulanka ugu danbeeya isla garoonkeeda markaas oo ay marti qaadayso kooxda Cardiff.

Jadwalka Premier League ee Manchester United oo dhamaystiran:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close