Kulamada Premier League ee Chelsea xiliciyaareedka 2018-2019 oo dhamaystiran

(London) 14 Juunyo 2018 Chelsea ayaa ku dhamaysatay xiliciyaareedkii hore booska 5-aad ee kala saraynta jadwalka horyaalka ingiriiska.

Waxayna haatan isku diyaarinaysaa xiliciyaareed cusub iyo inay markale soo rogaal celis si ay ugu tartanto hanashada Premier League.

Blues ayaa kulanka ugu horeeya ee Premier league xiliciyaareedka cusub ee 2018-2019 u safraysa kooxda Huddersfield Town.

Kulanka ugu danbeeya ee horyaalka ingiriiska xiliciyaareedka cusub ayeey u safraysaa kooxda Chelsea dhigeeda Leicester City.

Jadwalka Premier League ee Chelsea xiliciyaareedka 2018-2019:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close