Koobka Adduunka oo Caawa Fiidkii furmaya…(Aqriso XOG ay Lagama maarmaan tahay inaad Ogaato)

(Russia) 14 Juunyo 2018. Waxaa Caawa Dalka Ruushka ka furmi doona dhacadada ugu wayn kubbada cagta ee Koobka Adduunka.

Haddaba waxaa halkan idin kugu heynaa xog ay Muhiim tahay inaad Ogaato ka hor inta uusan caawa Furmin World Cup.

Waxaad sii ogaan doonta, Xulkakasta Tababarihiisa, Kabtankiisa, Xiddiga ugu shidan, inta jeer ay horey uga soo qeyb galeen koobka Adduunka, Qiimeynta ay iminka FIFA kaga jiraan iyo xitaa booskii ugu fiicnaa ay soo gaareen iyo haddii ay ku guuleysteen koobka.

GROUP A

KOOXDA: Russia ahna Martigaliyaasha Koobka adduunka

Qiimeynta ay iminka FIFA kaga jiraa: waa kaalinta 66

Inta jeer ay horey uga soo muuqdeen Koobka Adduunka: waa 11 mar oo kala ah – 1958, 1962, 1966, 1970, 1982, 1986, 1990, 1994, 2002, 2014

Natiijadoodii ugu fiicnayd World Cup: kaalinta Afaraad – 1966

Kulamadaooda Group ka: June 14 vs Saudi Arabia, June 19 vs Egypt, June 25 vs Uruguay

Kabtankooda: Igor Akinfeev

Cayaariyahanka ugu muhiinsan waa: Aleksandr Golovin

Macalinkooda: Stanislav Cercesov

KOOXDA: Saudi Arabia

Qiimeynta ay iminka FIFA kaga jiraan: waa kaalinta 67

Inta jeer oo ay horey uga soo muuqdeen koobka adduunka: waa: 4 mar oo kala ah – 1994, 1998, 2002, 2006

Natiijadoodii ugu fiicnaa cayaaraha adduunka waxay aheyd: wareega 16 – 1994

Kulamadooda Group ka: June 14 vs Russia, June 20 vs Uruguay, June 25 vs Egypt

Kabtankooda: Osama Hawsawi

Cayaaryahanka ugu muhiimsan: Fahad Al-Muwallad

Macalinkooda: Juan Antonio Pizzi

KOOXDA: Egypt

Qiimeynta ay iminka kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 46

Inta jeer oo ay horeyuga soo muuqdeen  koobka adduunka: waa 2 mar – oo kala ah 1934, 1990

Natiijadoodii ugu Fiicnaa cayaaraha adduunka: waa heerka Group-ka

Kulamadooda Groupka: June 15 vs Uruguay, June 19 vs Russia, June 25 vs Saudi Arabia

Kabtankooda: Essam El Hadary

Cayaaryahanka ugu Muhiimsan: Mohamed Salah

Macalinkooda: Hector Cuper

KOOXDA: Uruguay

Qiimeynta ay iminka FIFA kaga jiraan: waa kaalinta 17

Inta jeer oo ay horey uga soo muuqdeen koobka adduunka: waa 12 mar oo kala ah  – 1930, 1950, 1954, 1962, 1966, 1970, 1974, 1986, 1990, 2002, 2010, 2014

Natiijadoodii ugu fiicnaa tartanka koobka adduunka: waxay ku guuleysteen labo jeer oo kala ah – 1930, 1950

Kulamadooda Groupka: June 15 vs Egypt, June 20 vs Saudi Arabia, June 25 vs Russia

Kabtanka: Diego Godin

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Luis Suarez

Macalinka: Oscar Tabarez

GROUP B

KOOXDA: Portugal

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 4

Inta jeer oo ay horey u cayaareen koobka adduunka: waa 6 jeer – oo kala ah 1966, 1986, 2002, 2006, 2010, 2014

Natiijadoodii ugu fiicnaa koobka adduunka: waa kaalinta Seddaxaad – 1966

Kulamada Group: June 15 vs Spain, June 20 vs Morocco, June 25 vs Iran

Kabtanka: Cristiano Ronaldo

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Cristiano Ronaldo

Macalinka: Fernando Santos

KOOXDA: Spain

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 8

Inta jeer oo ay hore u cayaareenka koobka adduunka: waa 14 jeer  – oo kala ah 1934, 1950, 1962, 1966, 1978, 1982, 1986, 1990, 1994, 1998, 2002, 2006, 2010, 2014

Natiijadoodii ugu fiicneed koobka adduunka: waxay ku guuleysten – 2010

Kulamadooda Group: June 15 vs Portugal, June 20 vs Iran, June 25 vs Morocco

Kabtanka: Sergio Ramos

Ciyaaryahankooda ugu muhiimsan: waa Sergio Ramos

Macalinka: Fernando Hierro

KOOXDA: Morocco

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 42

Inta jeer oo ay hore u cayaareen tartanka: waa 4 jeer – oo kala ah 1970, 1986, 1994, 1998

Natiijadoodii ugu fiicneed koobka adduunka: waxay gareen wareega 16 – 1986

Kulamdooda Group: June 15 vs Iran, June 20 vs Portugal, June 25 vs Spain

Kabtanka: Medhi Benatia

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Hakim Ziyech

Macalinka: Herve Renard

KOOXDA: Iran

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 36

Inta jeer oo ay hore u cayaareenka koobka adduunka: waa 4 jeer – oo kala ahaa 1978, 1998, 2006, 2014

Natiijadooda ugu fiican koobka adduunka: waa heerka Group

Kulamadooda Group: June 15 vs Morocco, June 20 vs Spain, June 25 vs Portugal

Kabtanka: Ashkan Dejagah

Ciyaaryahaak ugu mihiimsan: waa Sardar Azmoun

Macalinka: Carlos Queiroz

GROUP C

KOOXDA: France

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 7

Inta jeer oo ay hore u cayaareen koobka adduunka: waa 14 jeer – oo kala ah 1930, 1934, 1938, 1954, 1958, 1966, 1978, 1982, 1986, 1998, 2002, 2006, 2010, 2014

Natiijadoodii ugu fiicneed koobka adduunka: waxay ku guuleysteen – 1998

Kulmada Group: June 16 vs Australia, June 21 vs Peru, June 26 vs Denmark

Kabtanka: Hugo Lloris

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: waa Antoine Griezmann

Macalinka: Didier Deschamps

KOOXDA: Australia

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 40

Inta jeer oo ay hore u cayaareen koobka adduunka: waa 4 jeer – oo kala ah 1974, 2006, 2010, 2014

Natiijadoodii ugu fiicneed koobka adduunka: waxay gareen wareega 16 – 2006

Kulamadooda Group: June 16 vs France, June 21 vs Denmark, June 26 vs Peru

Kabtanka: Mile Jedinak

Cayaariyahanka ugu muhiimsan: Tom Rogic

Macalinka: Bert van Marwijk

KOOXDA: Peru

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 11

Inta jeer oo ay hore u cayaareen koobka adduunka: waa 4 jeer – oo kala ah  1930, 1970, 1978, 1982

Natiijadoodii ugu fiicneed koobka adduunka: waxay gareen wareega siddeeda – 1970

Kulamadooda Group: June 16 vs Denmark, June 21 vs France, June 26 vs Australia

Kabtanka: Paolo Guerrero

Ciyaaryahanka ugu fiican: waa Jefferson Farfan

Macalinka: Ricardo Gareca

KOOXDA: Denmark

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 12

Inta jeer oo ay hore u cayaareen koobka adduunka: waa 4 jeer – oo kala ah 1986, 1998, 2002, 2010

Natiijadoodii ugu fiicneed koobka adduunka: waxay gareen wareega siddeeda – 1998

Kulamdooda Group: June 16 vs Peru, June 21 vs Australia, June 26 vs France

Kabtanka: Simon Kjaer

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Christian Eriksen

Macalinka: Age Hareide

GROUP D

KOOXDA: Argentina

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 5

Inta jeer oo ay hore u cayaareen koobka adduunka: waa 16 jeer  – oo kala ah 1930, 1934, 1958, 1962, 1966, 1974, 1978, 1982, 1986, 1990, 1994, 1998, 2002, 2006, 2010, 2014

Natiijadooda u fiicneed koobka adduunka – waxay ku guuleysteen labad mar oo ah 1978, 1986

Kulamadooda Group: June 16 vs Iceland, June 21 vs Croatia, June 26 vs Nigeria

Kabtanka: Lionel Messi

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Lionel Messi

Macalinka: Jorge Sampaoli

KOOXDA: Iceland

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 22

Inta jeer oo ay hore u cayaareen koobka adduunka: waa markii u horeysay oo ay cayaaran sanadkan

Natiijadooda ugu fiicneed tartanka: waa weli

Kulamadooda Group: June 16 vs Argentina, June 22 vs Nigeria, June 26 vs Croatia

Kabtanka: Aron Gunnarsson

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Gylfi Sigurdsson

Maclinka: Heimir Hallgrimsson

KOOXDA: Croatia

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 18

Inta jeer oo ay hore u cayaareen koobka adduunka: waa 4 jeer – oo kala ah  1998, 2002, 2006, 2014

Natiijadoodii ugu fiicneed tartanka koobka adduunka: waxay garaan laalinta seddaxaad – 1998

Kulamadooda Group: June 16 vs Nigeria, June 21 vs Argentina, June 26 vs Iceland

kabtanka: Luka Modric

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Luka Modric

Macalinka: Zlatko Dalic

KOOXDA: Nigeria

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 47

Inta jeer oo ay hore u cayaareen koobka adduunka: waa 5 jeer – oo kala ah 1994, 1998, 2002, 2010, 2014

Natiijadoodii ugu fiicneed koobka adduunka: waxey gaareen wareega 16 – 1994, 1998, 2014

Kulamadooda Group: June 16 vs Croatia, June 22 vs Iceland, June 26 vs Argentina

Kabtanka: John Obi Mikel

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Victor Moses

Macalinka: Gernot Rohr

GROUP E

KOOXDA: Brazil

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 2

Inta jeer oo ay hore u cayaareenka koobka adduunka: waa 20 jeer taaso ka dhigan in aysan waligood ka baaqan tartanka waxayna kala yihiin – 1930, 1934, 1938, 1950, 1954, 1958, 1962, 1966, 1970, 1974, 1978, 1982, 1986, 1990, 1994, 1998, 2002, 2006, 2010, 2014

Natiijadooda ugu fiicneed tartanka: waa dalka ugu guulaha badan koobka adduunka waxayna qaadeen shan jeer oo kala ah – 1958, 1962, 1970, 1994, 2002

Kulamadooda Group: June 17 vs Switzerland, June 22 vs Costa Rica, June 27 vs Serbia

Katanka: Neymar/Silva weli lama xaqiijin

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Neymar

Macalinka: Tite

KOOXDA: Switzerland

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 6

Inta jeer oo ay hore u cayaareen koobka adduunka: waa 10 jeer  – oo kala ah 1934, 1938, 1950, 1954, 1962, 1966, 1994, 2006, 2010, 2014

Natiijadooda ugu fiican tartanka koobka adduunka: waxay gareen wareega siddeeda – 1934, 1938, 1954

Kulamadooda Group: June 17 vs Brazil, June 22 vs Serbia, June 27 vs Costa Rica

Kabtanka: Stephan Lichtsteiner

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Granit Xhaka

Macalinka: Vladimir Petkovic

KOOXDA: Costa Rica

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 25

Inta jeer oo ay hore u cayaareen koobka adduunka: waa 4 jeer – oo kala ah 1990, 2002, 2006, 2014

Natiijadooda ugu fiicneed tartanka: waa 2014 – waxayna gareen wareega siddeeda

Kulamadooda Group: June 17 vs Serbia, June 22 vs Brazil, June 27 vs Switzerland

Kabtanka: Bryan Ruiz

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Keylor Navas

Macainka: Oscar Ramirez

KOOXDA: Serbia

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 35

Inta jeer oo ay hore u cayaareen koobka adduunka: waa 11 jeer  – oo kala ah 1930, 1950, 1954, 1958, 1962, 1974, 1982, 1990, 1998, 2006, 2010

Natiijadooda ugu fiicneed tartanka koobka adduunka: waxey galeen kaalinta afaraad – 1930, 1962

Kulamadooda Group: June 17 vs Costa Rica, June 22 vs Switzerland, June 27 vs Brazil

Kabtanka: Aleksandar Kolarov

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Nemanja Matic

Macalinka: Mladen Krstajic

GROUP F

KOOXDA: Germany

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 1

Inta jeer oo ay hore u cayaareen koobka adduunka: waa 18 jeer  – oo kala ah 1934, 1938, 1954, 1958, 1962, 1966, 1970, 1974, 1978, 1982, 1986, 1990, 1994, 1998, 2002, 2006, 2010, 2014

Natiijadooda ugu fiicneed tartanka koobka adduunka: waxay qadeen afar mar waana dalka iminka difaacanaya koobka – 1954, 1974, 1990, 2014

Kulamadooda Group: June 17 vs Mexico, June 23 vs Sweden, June 27 vs South Korea

Kabtanka: Manuel Neuer

Ciyaaryahanka ugu muhiinsam: Toni Kroos

Macalinka: Joachim Low

KOOXDA: Mexico

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 15

Inta jeer oo ay hore u cayaareen koobka adduunka: waa 15 jeer  – oo kala ah 1930, 1950, 1954, 1958, 1962, 1966, 1970, 1978, 1986, 1994, 1998, 2002, 2006, 2010, 2014

Natiijadoodii ugu fiicneed tartanka koobka adduunka: waxay gareen wareega siddeeda – 1970, 1976

Kulamadooda Group: June 17 vs Germany, June 23 vs South Korea, June 27 vs Sweden

kabtanka: Rafael Marquez

Ciyaaryahanka ugu muhiinsan: Hirving Lozano

Macalinka: Juan Carlos Osorio

KOOXDA: Sweden

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 23

Inta jeer oo ay horey u cayaareen koobka adduunka: waa 11 jeer – oo kala ah 1934, 1938, 1950, 1958, 1970, 1974, 1978, 1990, 1994, 2002, 2006

Natiijadoodii ugu fiicneed tartanka koobka adduunka: waxay galeen kaalinta labaad – 1958

Kulamadooda Group: June 18 vs South Korea, June 23 vs Germany, June 27 vs Mexico

Kabtanka: Andreas Granqvist

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Emil Forsberg

Macalinka: Janne Andersson

KOOXDA: South Korea

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 61

Inta jeer oo ay horey u cayaareen koobka adduunka: waa 9 jeer – oo kala ah 1954, 1986, 1990, 1994, 1998, 2002, 2006, 2010, 2014

Natiijadooda ugu fiicneed tartanka koobka adduunka: waxay gareen kaalinta afaraad – 2002

Kulamadooda Group: June 18 vs Sweden, June 23 vs Mexico, June 27 vs Germany

Kabtanka: Ki Sung-yueng

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Son Heung-min

Macalinka: Tae-Yong Shin

GROUP G

KOOXDA: Belgium

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 3

Inta jeer oo ay horey u cayaareen koobka adduunka: waa 12 jeer  – oo kala ah 1930, 1934, 1938, 1954, 1970, 1982, 1986, 1990, 1994, 1998, 2002, 2014

Natiijadoodii ugu fiicneed tartanka koobka adduunka: waxay gareen kaalinta afaraad – 1986

Kulamadooda Group: June 18 vs Panama, June 23 vs Tunisia, June 28 vs England

Kabtanka: Eden Hazard

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Eden Hazard

Macalinka: Roberto Martinez

KOOXDA: Panama

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 55

Inta jeer oo ay horey u cayaareen koobka adduunka: waa markoodii u horeysay sanadkan

Natiijadooda ugu fiicneed: Waa markii ugu horreysay

Kulamadooda Group: June 18 vs Belgium, June 24 vs England, June 28 vs Tunisia

Kabtanka: Felipe Baloy

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Luis Tejada

Macalinka: Hernan Gomez

KOOXDA: Tunisia

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA waa: kaalinta 14

Inta jeer oo ay horey u cayaareen koobka adduunka: waa 4 jeer oo kala ah- 1978, 1998, 2002, 2006

Natiijadooda ugu fiicneed tartanka koobka adduunka: waa heerka Group

Kulamadooda Group: June 18 vs England, June 23 vs Belgium, June 28 vs Panama

Kabtanka: Aymen Mathlouthi

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Wahbi Khazri

Macalinka: Nabil Maaloul

KOOXDA: England

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 13

Inta jeer oo ay horey u cayaareen koobka adduunka: waa 14 jeer –  oo kala ah 1950, 1954, 1958, 1962, 1966, 1970, 1982, 1986, 1990, 1998, 2002, 2006, 2010, 2014

Natiijadooda ugu fiicneed tartanka koobka adduunka: waxay ku guuleysteen – 1966

Kulamadooda Group: June 18 v Tunisia, June 24 v Panama, June 28 v Belgium

Kabtanka: Harry Kane

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Harry Kane

Macalinka: Gareth Southgate

GROUP H

KOOXDA: Poland

Qiimeynta ay kaga FIFA: waa kaalinta 10

Inta jeer oo ay horey u cayaareen koobka adduunka: waa 7 jeer – oo kala ah 1938, 1974, 1978, 1982, 1986, 2002, 2006

Natiijadooda ugu fiicneed tartanka: waxay gareen kaalina seddaxaad – 1974 iyo 1982

Kulamadooda Group: June 19 v Senegal, June 24 vs Colombia, June 28 v Japan

Kabtanka: Robert Lewandowski

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Robert Lewandowski

Macalinka: Adam Nawalka

KOOXDA: Senegal

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 28

Inta jeer oo ay horey u cayaareen koobka adduunka: waa hal jeer  oo ah sanadkii 2002

Natiijadooda ugu fiicneed tartanka koobka adduuka: waxay gareen wareega siddeeda – 2002

Kulamadooda Group: June 19 vs Poland, June 24 vs Japan, June 28 vs Colombia

Kabtanka: Cheikhou Kouyate

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Sadio Mane

Macalinka: Aliou Cisse

KOOXDA: Colombia

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 16

Inta jeer oo ay horey u cayaareen koobka adduunka: waa 5 jeer – oo kala ah 1962, 1990, 1994, 1998, 2014

Natiijadooda ugu fiicneed tartanka koobka adduunka: waxay gareen wareega siddeeda – 2014

Kulamdooda Group: June 19 vs Japan, June 24 vs Poland, June 28 vs Senegal

Kabtanka: Radamel Falcao

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: James Rodriguez

Macalinka: Jose Nestor Pekerman

KOOXDA: Japan

Qiimeynta ay kaga jiraan FIFA: waa kaalinta 60

Inta jeer oo ay horey u cayaareen koobka adduunka: waa 5 jeer – oo kala ah 1998, 2002, 2006, 2010, 2014

Natiijadooda ugu fiicneed tartanka koobka adduunka: waxay gareen wareega 16 – 2002 iyo 2010

Kulamadooda Group: June 19 vs Colombia, June 24 vs Senegal, June 28 vs Poland

Kabtanka: Makoto Hasebe

Ciyaaryahanka ugu muhiimsan: Keisuke Honda

Macalinka: Akira Nishino

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close