Jadwalka Premier League ee Liverpool xiliciyaareedka 2018-2019 oo dhamaystiran

(Liverpool) 14 Juunyo 2018 Liverpool oo wacdaro ka dhigtay horyaalka ingiriiska xiliciyaareedkii hore isla markaana gaartay Final-ka Champions League ayaa isku diyaarinaysa xiliciyaareed kale oo adag.

Kooxda tababare Jurgen Klopp ayaa marti qaadaysa kulanka ugu horeeya Premier League ee xiliciyaareedka cusub kooxda West Ham United.

Reds ayaa kulanka ugu danbeeya Premier League ee xiliciyaareedka 2018-2019 garoonkeeda ku marti qaadaysa kooxda Wolves.

Jadwalka Premier League ee Liverpool xiliciyaareedka 2018-2019:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close