Jadwalka Premier League ee kooxda Manchester City xiliciyaareedka cusub oo dhamaystiran

(Manchester) 14 Juunyo 2018 Manchester City oo ku guulaysatay Premier League xiliciyaareedkii dhamaaday ayaa xiliciyaareedka cusub ku furanaysa kulan aad u adag.

Kooxda tababare Pep Guardiola ayaa kulankeeda ugu horeeya ee xiliciyaareedka 2018-2019 u safraysa kooxda Arsenal oo uu hogaamiyo Unai Emery.

Manchester City ayaa ku furanaysa horyaalka kulan banaanka ah xiliciyaareedka cusub oo ay la ciyaarayso Arsenal, sidoo kale waxay ku soo xiraysaa kulan ay ku ciyaarayso banaanka oo ay ka hortagayso kooxda Brighton & Hove Albion.

Premier League ayaa furmi doona 11-August ee sanadkaan maalin sabti ah.

Jadwalka Premier League ee Man City oo dhamaystiran:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close