Jadwalka Premier League ee Arsenal xiliciyaareedka 2018-2019 oo dhamaystiran

(London) 14 Juunyo 2018 Arsenal ayaa ku dhamaysatay booska 6-aad ee kala saraynta jadwalka Premier League xiliciyaareedkii dhamaaday.

Kooxda ayaa iska dirtay tababare Arsene Wenger, waxayna badalkiisa magacaawday Unai Emery kadib markii ay ku guul daraysatay inay u soo baxdo Champions League 2-dii sano ee u danbeeyay.

Arsenal waxaa sugaya xiliciyaareed aad u adag oo laga doonayo ugu yaraan inay ka mid noqoto 4-ta koox ee ugu sareeya horyaalka.

Gunners ayaa kulanka furitaanka soo dhawaynaysa Manchester City, halka kulanka ugu danbeeya ay u safrayso kooxda Burnley.

Jadwalka Arsenal ee Premier League xiliciyaareedka 2018-2019:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close