DEG DEG: Isku aadka Jadwalka Premier League ee 2018-2019 oo la soo saaray

(London) 14 Juunyo 2018 Waxaa si rasmi ah loo soo saaray isku aadka jadwalka horyaalka ingiriiska ee xiliciyaareedka 2018-2019.

Kulamada furitaanka Premier League ee xiliciyaareedka cusub ayaa ah kuwo aad u xiiso leh, waxaana ugu xiisaha badan kulanka Arsenal iyo Manchester City.

Arsenal ayaa kulanka ugu horeeya ee Premier League garoonkeeda ku marti qaadi doonta kooxda difaacanaysa koobka ee Manchester City.

Kulamada kale ee xiisaha leh ayaa ah Manchester United oo marti qaadaysa Leicester City, Liverpool ayaa marti qaadaysa West Ham United.

Chelsea ayaa u martin doonta kooxda Huddersfield Town, Newcastle United ayaa marti qaadi doonta Tottenham.

Kulamada Furitaanka Premier League ee 2018-2019:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close