Day: June 14, 2018
-
Uncategorized1
RASMI: Xulka qaranka Russia oo shaaca ka qaaday mudada uu garoomada ka maqnaan doono Alan Dzagoev
(Moscow) 14 Juunyo 2018. Laacibka Alan Dzagoev ayaa awoodi waayay inuu dhameystirto kulankii maanta uu xulkiisa qaranka Russia uu kaga daah…
Read More » -
Spain
RASMI: Antoine Griezmann oo go’aamiyay mustaqbalkiisa kooxda Atletico Madrid
(Atletico) 14 Juunyo 2018. Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa si rami ah ugu dhawaaqay inuu sii joogi doono kooxdiisa…
Read More » -
Wararka
Sergio Ramos: “Waxaan jeclaan lahaa inaan la ciyaaro Cristiano oo aan ka horimaanin, waa qatar weyn oo joogto ah”
(World Cup) 14 Juunyo 2018. Kabtanka xulka qaranka Spain Sergio Ramos ayaa kasoo muuqday shir jaraa’id maanta oo khamiis ah, wuxuuna…
Read More » -
Italy
Gudoomiyaha Roma oo ka hadlay wararka ku aadan in qaar ka mid ah ciyraatoydiisa ay ka dhaqaaqi doonaan Stadio Olimpico
(Roma) 14 Juunyo 2018. Gudoomiyaha kooxda AS Roma James Pallotta ayaa wuxuu ka hadlay wararka ku aadan in qaar ka mid…
Read More » -
Spain
“Lionel Messi mise Cristiano Ronaldo? dabcan kan fiican wuxuu u ciyaaraa Real Madrid”… Julen Lopetegui
(Real Madrid) 14 Juunyo 2018. Tababaraha cusub ee kooxda Real Madrid Julen Lopetegui ayaa ka hadlay wareysi uu horey kaga hadlay…
Read More » -
Spain
RASMI: Real Madrid oo saxaafada u soo bandhigtay maclinkeeda cusub ee Julen Lopetegui
(Real Madrid) 14 Juunyo 2018. Real Madrid ayaa shaacisay in 51 jirkan reer Spain ee Julen Lopetegui uu hogaamin doono shaqada…
Read More » -
England
Manchester United oo eeganeysa in Bayern Munich ay kala soo wareegto difaaceeda Jérôme Boateng
(Man United) 14 Juunyo 2018. Macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa sii wata in si adag uu kaga shaqeeyo suuqan…
Read More » -
Uncategorized1
Macalinka xulka qaranka Uruguay Óscar Tabárez: “Ma aqaan sida Mohamed Salah uu u soo kabsaday”
(World Cup) 14 Juunyo 2018. Macalina xulka qaranka Uruguay Óscar Tabárez ayaa kasoo hor muuqday shir jaraa’id, kahor kulanka ay…
Read More » -
Wararka
Yaa ku guulaystay xiddiga garoonka kulankii Sucuudiga iyo Ruushka?
(Moscow) 14 Juunyo 2018 Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqay magaca xiddigii ku guulaystay laacibka garoonka kulankii furitaanka…
Read More » -
Wararka
Dalka Marti galinaya Koobka Adduunka ee Russia oo Guul Weyn ku daah furay Tartanka
( Russia ) 14 Juunyo 2018. Xulka kubbadda Cagta Russia ayaa xasuuqay dhigooda Saudi Arabia kulankii furitaanka koobka adduunka waxayna…
Read More »