Taageerayaasha Manchester United oo doortay shaxda ugu fiicneed taariikhda kooxda Red Devils

(Man United) 13 Juunyo 2018. Taageerayaasha kooxd Manchester United ayaa waxay doorteen shaxda ugu fiicneed taariikhda kooxda Red Devils, waxaana arintan lagu ogaaday kadib tirakoob lagu sameeyay website-ka Red Devils si arintan loo ogaado.

Waxaa shaxda ay doorteen jamaahiirta Manchester United laga dhex waayay dhowr ciyaartoyd cajiib ah ee soo martay Red Devils, maadaama ay jireen xidigo badan ee soo martay taariikhda kooxda reer England.

Taageerayasha ayaa waxay u doorteen shaxda ugu fiicnayn taariikhda kooxda Manchester United sida tan.

Goolhaaye: David de Gea,

Difaaca: Gary Neville, Rio Ferdinand, Nemanja Matić, Patrice Evra, Denis Irwin.

Khadka dhexe: Roy Keane, Paul Scholes, Ryan Giggs, Cristiano Ronaldo

Weerarka: Wayne Rooney, Eric Cantona iyo Ruud van Nistelrooy.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close