SAWIRRO: Liverpool oo soo bandhigtay Maaliyadaha ay ku ciyaari doonto Kulamada Bannaanka ee 2018-19

(England) 13 Juunyo 2018. Liverpool ayaa soo bandhigtay maaliyadaha ay ku ciyaari doonto kulamada bannaanka ee xilli ciyaareedka cusub  2018-19.

Maaliyada cusub ayaa sidan doonta astaanta 96, si loogu xuso dadkii ku geeriyooday Musiibadii Hillsborough.

SAWIRRO:

Giorginio Wijnaldum, Jordan Henderson and Mo Salah model Liverpool's new away kit

Trent Alexander-Arnold, Joe Gomez and Co will also wear purple shorts with orange emblems

Goolhayaha ayaa isna xiran doona:The Liverpool goalkeeper will be decked out in a 'bold vivid cactus' jersey for away matches

The new away kit will keep the 96 emblem, in commemoration of the Hillsborough tragedy

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close