BAL EEG: SAWIRRO aan Marna ka go’i doonin Xusuusta Kabtanka Cusub ee Xulka England iyo Qoyskiisa

(England) 13 Juunyo 2018. Harry Kane ayaa Koobka Adduunka ku hogaamin doona xulka England isagoo xiran Kabtan.

Balse waxaan marna qalbigiisa iyo midka qoyskiisa ka go’i doonin sawir uu la galay Geesigiisa David Beckham isagoo 11-jir ah kolkaa oo la furayay akaadamiyada rugcadaaga reer England 2005-tii.

Dabcan micno badan ma sameynayo in Kane oo yar uu Sawir la galay Beckham balse waxa sheekada micno u yeelaya ayaa ah in Gabadha yar ee Sawirka kula jirta Kane ay tahay Xaaskiisa iminka.

Waxay u dhashay Gabar waxayna iminka u sidaa uur kale.

7-sano kaddib markii ay Beckham la galeen Sawirkaas ayay bilaabeen inay wada haasaawaan ilaa ay markii dambe wada guri galeen oo ay caruur kala heleen.

Waxaa hubaal ah inuu Sawirkan xusuus wayn u noqon doono qoyska Kane iyadoo Caruurta ay dhaleen ay ka sheekeyn doonaan waqtiga ay waalidkood jaceylka soo bilaabeen.

EEG SAWIRRADA:

 David Beckham puts an arm around Kate Goodwin and Harry Kane at the launch of his academy in 2005

 Kane shakes hands with England legend Beckham and is now set to follow in his footsteps by captaining the Three Lions at a World Cup

 

 The couple have been together for six years

 

 Kane got down on one knee when he proposed to Kate last July

 Kate shows her emotion after his proposal in the Bahamas

 Kate and Harry now have a one-year-old daughter called Ivy and are expecting a second child

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close