Day: June 13, 2018
-
England
Taageerayaasha Manchester United oo doortay shaxda ugu fiicneed taariikhda kooxda Red Devils
(Man United) 13 Juunyo 2018. Taageerayaasha kooxd Manchester United ayaa waxay doorteen shaxda ugu fiicneed taariikhda kooxda Red Devils, waxaana arintan…
Read More » -
Spain
Xavi Hernandez: “Julen Lopetegui wuxuu gaaray go’aan layaab leh waqti aan ku habooneen”
(Spain) 13 Juunyo 2018. Kabtankii hore ee kooxda Barcelona Xavi Hernandez ayaa dhaleeceeyay go’aanka uu tababare Julen Lopetegui ku ogolaaday inuu…
Read More » -
France
Go’aanka Mbappé kaga aadan kulanka Australia oo la ogaaday, kadib dhaawacii kasoo gaaray tababarka
(France) 13 Juunyo 2018. Mbappé ayaa maanta laabta u qaboojiyay jamaahiirta xulka qaranka France, kadib markii uu sheegay in dhaawaciisa uusan…
Read More » -
Spain
RASMI: Atletico oo heshiis cusub ka saxiixday xiddigii diirada u saarnaa Real Madrid ee Jose Gimenez
(Madrid) 13 Juunyo 2018 Atletico Madrid ayaa heshiis cusub ku abaal marisay daafaceeda Jose Gimenez kaas oo diirada u saarnaa Real Madrid.…
Read More » -
Italy
Roma oo albaabada u furtay Radja Nainggolan si uu kooxda kaga dhaqaaqo
(Roma) 13 Juunyo 2018. Agaasimaha ciyaaraha kooxda Roma Monchi ayaa albaabada u furay Radja Nainggolan si uu kooxda kaga dhaqaaqo, si…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo Habeen Dambe Saxaafadda u soo bandhigi doonta Tababaraheeda Cusub balse waa haddii……
(Madrid) 13 Juunyo 2018. Real Madrid ayaa dooneysa in habeen dambe ay soo bandhigto tababaraheeda Cusub ee Julen Lopetegui. Los…
Read More » -
Spain
Julen Lopetegui oo markii ugu horeesay la hadlay saxaafada kadib markii maanta laga ceeriyay shaqada xulka Spain
(Spain) 13 Juunyo 2018. Julen Lopetegui ayaa macsalaameeyay ciyaartoyda xulka qaranka Spain kahor inta uusan ka dhaqaaqin, kadib markii uu xiriirrka…
Read More » -
Italy
“Waxaan iska diiday kooxaha Real Madrid iyo Chelsea sababa la xiriira Juventus”… Massimiliano Allegri
(Juventus) 13 Juunyo 2018. Macalinka kooxda Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa wuxuua xaqiijiyay inuu iska diiday dalabyo uu ka helay…
Read More » -
England
SAWIRRO: Liverpool oo soo bandhigtay Maaliyadaha ay ku ciyaari doonto Kulamada Bannaanka ee 2018-19
(England) 13 Juunyo 2018. Liverpool ayaa soo bandhigtay maaliyadaha ay ku ciyaari doonto kulamada bannaanka ee xilli ciyaareedka cusub 2018-19.…
Read More » -
Spain
Sergio Ramos oo fariin u diray jamaahiirta xulka qaranka Spain kadib markii shaqada laga ceeriyay Julen Lopetegui
(Spain) 13 Juunyo 2018. Kabtanka kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Spain Sergio Ramos ayaa wuxuu fariin ugu diray jamaahiirta xulka…
Read More »