Day: June 12, 2018
-
England
Jose Mourinho oo saadaaliyay afarta xul qaran ee gaari karta wareega semi-finalka Koobka Aduunka 2018
(World Cup)12 Juunyo 2018. Macalinka kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa soo gaba gabeeyay rajadiisa kaga aadan koobka aduunka. Jose…
Read More » -
Spain
Sergio Busquets oo ku maadeestay madaxweynaha kooxda Barcelona Josep Maria Bartomeu
(Barcelona) 12 Juunyo 2018. Khadla dhexe kooxda kooxda Barcelona Sergio Busquets ayaa wuxuu dhaleeceen u diray madaxweynaha kooxda Josep Maria Bartomeu,…
Read More » -
Spain
Waa sidee ra’ayiga Julen Lopetegui macalinka cusub ee kooxda Real Madrid kaga aadan Cristiano Ronaldo?
(Real Madrid) 12 Juunyo 2018. Kooxda Real Madrid ayaa kaga yaabsatay cidkasta kadib markii ay si rasmi ah u shaacisay in…
Read More » -
Spain
Xiriirka kubada cagta dalka Spain oo war rasmi ah kasoo saaray heshiiska Real Madrid ay la gaartay Julen Lopetegui
(Real Madrid) 12 Juunyo 2018. Real Madrid ayaa dhawaan si rasmi ah ugu dhawaaqday in macalinka xulka qaranka Spain Julen Lopetegui…
Read More » -
France
Xulka qaranka France uu hogaaminayo Didier Deschamps oo la kulmay dharbaaxo xoogan kahor koobka aduunka 2018
(France) 12 Juunyo 2018. Xulka qaranka France ayaa la kulmay dharbaaxo xoogan inta lagu gudi jiray tababarka maanta ee Talaado ah,…
Read More » -
Spain
Koke oo rajeeyay in Cristiano Ronaldo uu saamayn ku yeelan doono khilaafka kala dhexeeya madaxda Real Madrid
(Spain) 12 Juunyo 2018. Khadka dhexe kooxda Atletico Madrid Koke ayaa wuxuu ka warbixiyay sida uu u rajeenayo in ay saameyn…
Read More » -
England
Gareth Southgate oo ku dhawaaqay in Marcus Rashford uu dhaawac ku soo gaaray tababarka xulka qaranka England
(England) 12 Juunyo 2018.Macalinka xulka qaranka England Gareth Southgate ayaa wuxuu ku dhawaaqay in weeraryahanka kooxda Manchester United Marcus Rashford…
Read More » -
Spain
RASMI: Real Madrid oo ku dhawaaqday badalka Zinedine Zidane ee kooxda Real Madrid
(Real Madrid) 12 Juunyo 2018. Real Madrid ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday macalinka xulka qaranka Spain Julen Lopetegui inuu…
Read More » -
Uncategorized1
Halyayga reer Brazil Ronaldo oo aaminsan in xulkiisa uu ku guuleysan doono koobka aduunka 2018
(World Cup) 12 Juunyo 2018. Halyayga reer Brazil Ronaldo ayaa aaminsan in xulka qaranka Brazil uu ku guuleysan doono koobka aduunka…
Read More » -
Germany
Arturo Vidal oo si layaab leh shaaca kaga qaaday kooxda uu doonayo inuu u dhaqaaqo
(Bayern ) 12 Juunyo 2018. Xidiga khadka dhexe kooxda Bayern Munich Arturo Vidal ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inuu doonayo ku…
Read More »