Day: June 11, 2018
-
England
Arsenal oo wada hadalo kula jirta kooxda Sampdoria si ay kagala soo wareegto xidigeeda Lucas Torreira
(Arsenal) 11 Juunyo 2018. Arsenal ayaa bilowday in ay wada hadalo la furato dhigeeda Sampdoria si ay ula soo saxiixato ciyaaryahanka…
Read More » -
France
Zidane oo markii ugu horeesay la hadlay saxaafada tan iyo markii uu ka tagay kooxda Real Madrid
(France) 11 Juunyo 2018. Macalinkii hore kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa markii ugu horeesay la hadlay saxaafada tan iyo…
Read More » -
Spain
Barcelona oo diyaarineysa qorsho cusub ay ku dooneyso inay kula soo saxiixato badalka Andres Iniesta
(Barcelona) 11 Juunyo 2018. Barcelona ayaa u muuqata mid ay iska cadahay siyaasadeeda suuqa kala iibsiga xagaaga, waxayna kooxda reer Catalonia…
Read More » -
Spain
Isco oo shaaca ka qaaday go’aankiisa kaga aadan ka tagista Cristiano Ronaldo ee kooxda Real Madrid
(Real Madrid) 11 Juunyo 2018. Xidiga khadka dhexe ee kooxd Real Madrid Francisco Isco ayaa wuxuu xaqiijiyay in mustaqbalka Cristiano Ronaldo…
Read More » -
Germany
Bayern Munich oo ku wajaheysa kulan saaxiibtinimo kooxda Manchester United kahor xili ciyaareedka cusub
(Bayern) 11 Juunyo 2018. Bayern Munich ayaa maanta oo Isniin ah ku dhawaaqday in kulan saaxiibtinimo ay ugu diyaar garooweyso xili…
Read More » -
Spain
“Waxay ii tahay sharaf in la ii sharaxo shaqada tababarka ee kooxda Real Madrid”… Fabio Cannavaro
(Real Madrid) 11 Juunyo 2018. Xidigii hore kooxda Real Madrid Fabio Cannavaro ayaa wuxuu xaqiijiyay inuu ku faraxsan yahay inuu u…
Read More » -
Ameerika
Argentina oo Daaha ka rogtay shaxda ay ku soo gali doonto Kulanka Koowaad ee Koobka Adduunka…(Aguero mise Higuain??)
(Russia) 11 Juunyo 2018. Xulka Argentina ayaa u muuqda kuwa soo bandhigay shaxda ay ku soo gali doonaan kulankooda furitaanka…
Read More » -
Italy
Carlo Ancelotti oo si aad ah u xiiseenaya mid ka mid ah xidigaha ugu muhiimsan kooxda Real Madrid
(Napoli) 11 Juunyo 2018. Sida laga soo xigtay wargeysyada Spain macalinkii hore kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti ahna macalinka cusub ee…
Read More » -
Spain
Barcelona oo u diyaarineysa aduun dhan 200 milyan oo euros si ay u sameyso saxiixyada saddex xidig
(Barcelona)11 Juunyo 2018. Wargeyska “Don Balón” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Barcelona ay diyaarineyso aduun dhan 200 milyan oo euros…
Read More » -
England
Maxamed Saalax oo ugu Hanjabay Liverpool inuu ka tagayo haddii ay qaadi waayaan Talaabadan….!!!
(Europe) 11 Juunyo 2018. Warar dhawaan gal ah oo ka soo baxaya Spain ayaa tibaaxaya in Maxamed Saalax uu ugu…
Read More »