Kooxda AS Roma oo qorsheeneysa in macalinkeeda Eusebio Di Francesco ay ku abaal mariso heshiis cusub

(Roma) 10 Juunyo 2018. Sida ay baahisay saxaafada dalka talyaaniga kooxda Roma ayaa kala heshiisay macalinka maamula kooxdeeda Eusebio Di Francesco.

Heshiiska ay maamulka kooxda u soo bandhigeen tababare Eusebio Di Francesco ayaa gaarsiisan ilaa iyo sanada 2021.

Sida laga so xigtay wargeyska “CalcioMercato” Di Francesco ayaa saxiixi doona heshiis cusub ee lagu wanaajinayo mushaarkiisa isbuuca soo aadan si uu isoo joogo kooxda sanooyinka soo aadan.

Heshiiskan cusub ayaa gaarsiisan ilaa iyo sanada 2021, wuxuuna Eusebio Di Francesco sanadii mushaar ahaan u qaadan doonaa aduun dhan 2 million euros a year.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close