Day: June 10, 2018
-
Italy
Inter Milan oo kusii dhawaaneysa in ay lasoo saxiixato khadka dhexe kooxda Roma Radja Nainggolan
(Inter) 10 Juunyo 2018. Kooxda Inter Milan ayaa qaaday tallaabooyin dheeraad ah oo ay ku dooneyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda…
Read More » -
England
Eden Hazard oo ka warbixiyay shuruuda kaliya uu kusii joogi karo kooxda Chelsea
(Chelsea) 10 Juunyo 2018. Khadka dhexe kooxda Chelsea Eden Hazard ayaa wuxuu ka warbixiyay qorshahiisa xiliyada soo aadan. Kaasoo ku aadan…
Read More » -
Italy
Kooxda AS Roma oo qorsheeneysa in macalinkeeda Eusebio Di Francesco ay ku abaal mariso heshiis cusub
(Roma) 10 Juunyo 2018. Sida ay baahisay saxaafada dalka talyaaniga kooxda Roma ayaa kala heshiisay macalinka maamula kooxdeeda Eusebio Di Francesco.…
Read More » -
Spain
Ivan Rakitić oo iska diiday ku biirista kooxda Manchester United sababa la xiriira Jose Mourinho
(Barcelona) 10 Juunyo 2018. Xidiga khadka dhexe xulka qaranka Croatian iyo kooxda Barcelona Ivan Rakitić ayaa iska diiday fursad uu ugu…
Read More » -
Uncategorized1
Halyayga reer Brazil Gilberto Silva oo amaan ugu qubeeyay xidiga kooxda Real Madrid Casemiro
(Brazil) 10 Juunyo 2018. Xidigii hore khadka dhexe ee xulka qaranka Brazil Gilberto Silva ayaa amaanay xidiga ay isku dalka kasoo…
Read More » -
Italy
Bar-tilmaameedka Barcelona Miralem Pjanić oo qarka u saaran in uu heshiis cusub u saxiixo kooxdiisa Juventus
(Juventus) 10 Juunyo 2018. Sida ay shaacisay saxaafada dalka Spain in bar-tilmaameedka kooxda Barcelona ee reer Bosnia Miralem Pjanić ee suuqan…
Read More » -
Uncategorized1
Xabi Alonso oo ka warbixyay xulka ugu cad cad ee ku guuleysan kara koobka aduunka 2018
(World Cup) 10 Juunyo 2018. Halyayga xulka qaranka Spain sidoo kale kooxaha Real Madrid iyo Bayern Munich Xabi Alonso ayaa maanta…
Read More » -
Uncategorized1
Neymar oo soo barbareeyay rikoodhka Romário oo ah ciyaaryahanka saddexaad ee ugu goolasha badan taariikhda xulka Brazil
(Brazil) 10 Juunyo 2018. Ciyaaryahanka reer Brazil ee Neymar Jr ayaa halkiisa kasii waday in uu cid kasta u xaqiijiyo sida…
Read More » -
Spain
“Waxaa jiray Waqtiyo aan ku OOYAY Barcelona waxaana Shirqoolkaas la iiga maleegay Madrid.”.
(Europe) 10 Juunyo 2018. Lionel Messi ayaa ka sheekeeyay dhibaatada uu wajahay isaga iyo reerkiisa markii lagu heystay dacwada Canshuuraadka…
Read More » -
Italy
Leonardo Bonucci oo ka warbixiyay aragtidiisa ku aadan xulka ku guuleysan kara koobka aduunka 2018
(Milan) 10 Juunyo 2018. Kabtanka kooxda AC Milan Leonardo Bonucci ayaa wuxuu laabta u qaboojiyay jamaahiirta Rossoneri. Kadib markii uu ka…
Read More »