RASMI: Harry Kane oo heshiis cusub u saxiixay kooxda Tottenham Hotspur

(Tottenham) 08 Juunyo 2018. Tottenham Hotspur ayaa heshiiska u kordhisay weeraryahankeeda reer England ee Harry Kane.

Barta rasmiga ah ee kooxda Tottenham Hotspur ee Twitter-ka ayaa lagu xaqiijiyay heshiis kordhinta Harry Kane ee gaarsiisan ilaa iyo 2024.

Wargeyska “Daily Mail” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in kabtanka xulka qaranka England uu qeyb ka noqon doono xidigaha ugu mushaarka badan horyaalka Premier League.

Tottenham Hotspur ayaa heshiis kordhinta ay u sameesay kabtanka xulka qaranka England Harry Kane, waxay ku dooneysaa inay kaga ilaashato kooxaha doonaya adeegiisa ay ugu horeeso Real Madrid.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close