Liverpool oo lagu wado inay CAAWA ku dhawaaqdo Saxiixa Nabil Fekir…(Lamberkii loo xirayaa??)

(England) 08 Juunyo 2018. Nabil Fekir ayaa Liverpool Tijaabada caafimaad ugu maray gegada Tababarka ee Liverpool ee RMC Sport.

Caawa ayaana lagu wadaa in Reds ay ku dhawaaqdo saxiixda xiddiga Lyon.

Kooxda reer France ayaa horaantii maanta beenisay in Reds ay ku dhow dahay saxiixa Fekir balse kooxda reer England ayaa ku kalsoon inay caawa soo afjari doonto saxiixiisa.

Haddaba Lambarada uu Fekir u xiran karo Liverpool ayaa kala ah.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close