Goolhaye Iker Casillas oo soo xushay Shaxdiisii ugu fiicneyd ebid Xulka Spain

(Europe) 08 Juunyo 2018. Kabtankii hore ee Spain iyo Real Madrid Iker Casillas ayaa soo xushay shaxdiisii ugu fiicneyd ebid ee xulka Spain.

Xiddiga uu soo xushay Casillas ayuu dhammaan garoon la galay marka laga reebo labada halyeey ee kala ah Goolhaye Luis Arconada iyo daafaca José Antonio Camacho.

EEG Shaxda uu soo xushay Casillas:

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close