Day: June 8, 2018
-
Italy
Cristiano Ronaldo oo u furan fikrada ah inuu u dhaqaaqo kooxda Juventus
(Real Madrid) 08 Juunyo 2018. Waxaa sii kordhaya wararka shakiga galinaya mustaqbalka Cristiano Ronaldo ee kooxda Real Madrid xili ciyaareedka soo…
Read More » -
England
Rashford: “Waxaan ka mid ahay taageerayaasha sida aadka ah u jecel Cristiano Ronaldo, laakiin Messi ayaa ah kan ugu fiican”
(Man United) 08 Juunyo 2018. Weeraryahanka kooxda Manchester United iyo xulka qaranka England Marcus Rashford ayaa sheegay inuu taageere u ahaa…
Read More » -
England
“Waxaan u dagaalamayaa sida aan kaga qeyb gali lahaa koobka aduunka. Saddexdan xidigna waa kuwa aan kaga daydo kubada cagta”…Salah
(Liverpool) 08 Juunyo 2018. Xidiga kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Masar Mohamed Salah ayaa wuxuu xaqiijiyay inuusan wax niyad jab ah…
Read More » -
Italy
RASMI: Juventus oo ku dhawaaqday saxiixa goolhaaye Mattia Perin
(Juventus) 08 Juunyo 2018. Kooxda kubada cagta ee Juventus ayaa si rasmi ah u shaacisay maanta oo jimco ah in ay…
Read More » -
England
RASMI: Liverpool oo shaacisay inay kooxda ka fasaxeyso Emre Can
(Liverpool) 08 Juunyo 2018. Liverpool ayaa ku dhawaaqday inay kooxda ka dreyso suuqan xagaaga laba xidig ka tirsan safka kooxdeeda, kadib…
Read More » -
Spain
“Real Madrid ma bixin doonto 400 milyan euro si ay ula soo saxiixato Neymar Jr” sidaas waxaa yiri Javier Tebas
(La Liga) 08 Juunyo 2018. Real Madrid ayaan bixin doonin 400 milyan euro si ay ula soo saxiixato xiddiga reer…
Read More » -
England
Liverpool oo lagu wado inay CAAWA ku dhawaaqdo Saxiixa Nabil Fekir…(Lamberkii loo xirayaa??)
(England) 08 Juunyo 2018. Nabil Fekir ayaa Liverpool Tijaabada caafimaad ugu maray gegada Tababarka ee Liverpool ee RMC Sport. Caawa…
Read More » -
Uncategorized1
Lionel Messi oo ka warbixiyay siddeed xidig ee bandhig fiican ka sameyn karta koobka aduunka
(Argantina) 08 Juunyo 2018. Lionel Messi ayaa ka warbixiyay liis ka kooban siddeed xidig la filayo in bandhig cajiib ah ay…
Read More » -
Champ' League
Naadi Wayn oo sanadkan qeyb ka ahaa Champions League oo Yaan-yuur/Bisad darteed lagu ganaaxay!!
(Europe) 08 Juunyo 2018. UEFA ayaa diiday inay dhanka maaada iyo Qosolka ka eegto Bisad garoonka soo geshay ciyaartii Champions…
Read More » -
England
Real Madrid oo niyad jab ku riday Manchester United sababa la xiriira qiimaha Gareth Bale
(Real Madrid) 08 Juunyo 2018. Real Madrid ayaa go’aamisay qiimaha ay ku fasaxeyso Gareth Bale, kadib marka ay xiiso ka muujisay…
Read More »